Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
Browsing: Madaxweyne Farmaajo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga isgaarsiinta dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharcigii ugu muhiimsanaa intii uu xilka hayay, kaasoo maanta dhaqan galay.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka a dhoofay magaalada Jiddaha ee Boqortooyada Sacuudiga, kadib markii ay u dhammaatay booqasho…
Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudiga oo booqasho laba maalmood ku joogi…
Ilaa 100 qof oo danyar ah oo ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka faa’idaystay mashruucani indho fiiqista ah oo uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday ka qeybgalka shirka 72aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay, ee sanadkan 2017…
Dowladda Emirate-ka ayaa xoojineysa cadaadiska saaran madaxweynaha Somali Maxamed C/laahi Farmaajo iyadoo illo wareedyo rasmi ah ay sheegayaan inay Imaaraadka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka baaqsaday salaadii Ciida ee uu dadka kula tukan jiray Masjidka Isbaheysiga Islaamka…
Dilkii Wasiir cabaas siraaji, Arrinka la xariirta dilkii wasiir cabaas dowladu waxay ka qaadatay go’aan dag dag ah, kaas oo…
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay hal sabab oo darteed uu xilka uga degi karo, isagoo farriin…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta u damaashaad tegay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa dhalinyaro ku sugneyd…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Qaahir ee dalka Masar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay shirka is-barbar taagga Qaxootiga ee magaalada Kampala.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lacag ku dhow 20,000 oo doolar (labaatan kun oo doolar) u bixiyay samafal iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta muxaadaro u jeediyay dad Salaada jimcaha ku tukaday Masjidka Isbaheysiga.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbadii ugu kululeyd ka jeediyay isu soo bax lagu taageerayo Garoonka Kubadda Cagta ee…