Browsing: Madaxweyne Xasan Sheekh
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa War-saxaafadeed kasoo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay munaasabadda maalinta calanka, isagoo baaq u diray dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo kaga qeybgalaya Shirweynahaasi ayaa khudbad ka jeediayay halkaasi.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku jira maalmihii ugu danbeeyay ee nolishiisa Madaxtooyada Villa Somalia, isagoo ka…
Odayaasha dhaqanka ee Gobolka Banaadir ayaa ku hanjabay inay la xisabatami doonaan siyaasiyiinta ugu sareeya
Weriye C/risaaq Jaamac Cilmi (Black) oo in muddo ah ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho ayaa maanta u dhoofay dalka India
Waxaa dhowaanahan hareeyay baraha bulshada Soomaalidu ku xiriirto dood ku saabsan sawir laga qaaday madaxweyne Xasan Sheekh oo hurdo la…
Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ceydiid C/llaahi Ilkaxanaf ayaa ogolaaday inuu xilka isaga tago kadib kulan…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay maqaamka gaarka ah ee magaalada Muqdisho yeelan doono iyo qaabka loogu talogalay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya,…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay iny bilowdeen howlgallo lagu weerarayo kooxda Alshabaab, wuxuuna sheegay in dagaal socdo xilliga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa afka furtay oo si aan hore loo arag u aflagaadeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh isagoo…
Kulan maanta dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ugaaska Beesha Xawaadle ee aan weli la duubin Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in iskaashi…