Dhawaqa madaafiic culus ayaa saaka laga maqlayaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka ku dhow xerada Xalane iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Browsing: Madfac
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Madaafiic hoobiyeyaal ah oo maanta Duhurtii lagu weerarray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kuwaasoo ku dhacay…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay weerar madaafiic ah oo duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta Xalane, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaafiic lagu weerarray xarunta Xalane oo fariisin u ah ciidamada AMISOM, isla…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 24 saacadoo kadib War kasoo saartay weerarkii Hoobiyaha ahaa ee shalay 1-da Luulyo 2018ka dhacay degmada Wadajir,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic hoobiyeyaal ah oo maanta ku soo dhacay xaafad ka tirsan Degmada Wadajir oo…
Isbaheysiga Sacuudiga ee dagaalka ka wada dalka Yeman ayaa shaaciyey in Madfac ay soo rideen kooxda Xuuthiyiinta Yeman uu saddex…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen agagaarka xarunta Villa Somalia.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic caawa kusoo dhacday duleedka Muqdisho ay qasaare geysatay.
Qasaaraha ka dhashay hoobiyeyaal maanta ku soo dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay.
Madaafiic maanta ku soo dhacday xaafado ka titan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa geysatay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Weerar madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa goor dhoweyd lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo uu ka furmay Shirkii madasha Qaran.
