Browsing: Magacaabis
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacabaay Guddi lagu sheegay Guddiga Daadejinta Adeegga Dowladaha Hoose.
Agaasimaha Hay’adda NISA ee uu magacaabay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble Jen. Bashiir Maxamed jaamac ayaa qaadatay tallaabadii ugu horeysay,…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga ee xilgaarsiinta, isagoo magacaabay wasiir cusub.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi nooc cusub ah oo la sheegay inay xaaqiijinayaan qoondada haweenka…
Wasiirka Waxbarashadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdullahi Abuukar Xaaji (Cabdullahi Carab) ayaa magacaabay Guddigga ku meelgaar ah oo qaabilsan horumarinta Afka Somaaliga.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo sii wada magacaabida xowliga ku socota ee agaasimeyaasha wasaaradaha ayaa agaasime cusub…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilalkii ka qaaday agaasimeyaashii guud ee laba wasaaradood oo muhiim ah, isagoo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Xilgaarsiinta ee Soomaaliya Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ku dhaqaaqay magacaabidda agaasimeyaal cusub xilligan kala guurka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi xaqiijin oo kala saaraya xubnaha Guddiyada Doorashada.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa haweeney u magacaabay inay noqoto ku xigeenka xoghayaha joogtada ah ee xafiiska…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo saaray wareegto uu xilalkii uga qaaday taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda maamulkaasi, kuna…
Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magacaabay ilaa 8 mas’uul oo isugu jira xoghayeyaal koowaad, labaad iyo…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyey magacaabidda Agaasimaha Guud ee Hay’adda Tirakoobka Qaranka (National Bureau of Statistics) iyo ku-xigeenkiisa.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday kuna magacaabay Taliye ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-garen) ayaa dib u magacabay Gudoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose oo xilkaasi hore looga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo magacaabay Wasiir cusub oo bedelaya wasiirkii Howlaha Guud…
