Browsing: Mahad Cabdalla Cawad
Guddoomiyaha Baarlamaanka Mursal Maxamed Sheekh ayaa si kulul u weerarray guddoomiye ku xigeenkiisa labaad Mahad Cabdalla Cawad oo tegay magaalada…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baaralmaanka Federaalka ayaa weerar afka ah ku qaaday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya…
Ciidamo hubeysan oo taabacsan guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa la sheegay inay galeen qeybta sare ee…
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Mahad Cabdalla Cawad shaaciyey in howshii dib u eegista Dastuurka KMG ah…
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay isku dhaca u dhaxeeya xildhibaanada iyo xukuumadda Xasan Cali Kheyre.
Tirinta codadka Doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa goor dhow soo gabagabowday iyadoo ku guuleystay Mahad Cabdalla Cawad.
Mida ka mida madaxweynayaasha maamulada dalka ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu Kursi ka mida Aqalka sare ku siiyay siyaasi ay…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa sii fogeeyay rajadii yareyd ee laga qabay Mooshinka xil…
