Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ka hadlay Markab ku xayirnaa dekadda magaalad Jiddaha ee dalka Sacuudiga, kaasoo…
Browsing: Mahdi Maxamed Guuleed
Dowladaha Somalia iyo China ayaa sameystay Guddi qaabilsan dhaqaalaha iyo ganacsiga, kadib wadahadal dhex maray wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furay shirkii qurba-joogta Soomaaliyeed.
Qoraal ka soo baxay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ku saabsanaa amar uu kasoo saaray…
Shirka Guddiga Amniga Xukuumadda ayaa looga hadlay xaaladda amniga ee dalka gaar ahaan adkaynta amniga caasimadda oo rabshado ay ka…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaliya Mahdi Maxamed Guleed Qadar ayaa maanta booqday xarunta Guddiga madax banan ee Doorashooyinka Qaranka.
Madaxda Sare ee dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay qorshe ay ku sameynayaan xisbi siyaasadeed oo ay ku galaan doorashada 2020-ka oo…
Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika ayaa maanta shir uga furmay magaalada Nouakchott ee dalka Mauritania, iyadoo looga hadlayo qoddobo ay ka mid…
Xukuumadda Somalia ayaa ku baaqday in dib loo bilaabo wadahalkii hakaday ee kala dhaxeeyay maamulka Somaliland ee keligiis ku dhawaaqay…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Markab taagan Badweynta India ee duleedka magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay xuska maalinta Qowmiyadaha dalka Itoobiya.
Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa shirka wasiirada Gaashaandhigga dalalka Islaamka ee Argagixiso la-dirirka oo magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga…
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa hadla qiimeyn uu ku sameeyay doorashadii madaxweynaha Somaliland iyo hambalyo…
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaaciyay inuu jiro qorshe cusub oo lagu sugayo ammaanka Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii…
