Qaar ka mida Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda dalka, Doorka Salaadiinta iyo Maqaamka…
Browsing: Maqaamka caasimadda
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay maqaamka caasimadda Muqdisho iyo aragtida uu ka qabo; isagoo sheegay inay tahay…
In ka badan 100 xildhibaan ayaa saxiixay Mooshin ku saabsan maqaamka caasimadda Muqdisho, iyagoo u gudbiyey guddoonka Baarlamaanka Federaalka, iyadoo…
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka beelaha Muqdisho ayaa si weyn u difaacay Guddoomiyaha G/bananadir Taabit Cabdi Maxamed.
