Magacaabidda guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo saacadaha soo socda.
Browsing: Maqaamka Muqdisho
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in khalad weyn ka jiro Muqdisho iyo Gobolka Banaadir sida loo fasirayo.
Kulan weyn oo ay ka qeyb galee Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, wasiiro, xildhibaan, odayaal dhaqameed iyo qeybaha bulshada ayaa ka…
Taageerayaasha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta qabanaya kulan weyn oo lagu taageerayo, laguna muujinayo taageerada uu ka…
Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Golaha wasiirada ugu jira Beesha Hawiye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Kulan looga hadlayo maqaamka magaalada Muqdisho iyo xuquuqda ka maqan Gobolka Banaadir oo ay isugu yimaadeen Odayaal iyo siyaasiyiin ka…
C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa si lama filaan ah u tegay shir…
Shirka Arrimaha Soomaaliya ee magaalada London ka furmaya berrito oo ku beegan 11-ka May 2017
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa si weyn u difaacay xuquuqda Gobolka Banaadir isagoo sheegay in Baarlamaanka iyo dowladda ay dulsaaran…
Kulan aya magaalada Muqdisho isugu yimaadeen ururrada bulshada ee Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray baaq ku socda dowladda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa hakiyay isu soo bax lagu waday inuu maanta ka dhaco magaalada Muqdisho.
Muuse Suudi Yalxow ayaa ka hadlay xuquuqda Gobolka Banaadir iyo maqaamka ka maqan ee keenay inuu xubno ku yeelan Aqalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shaaciyay in magaalada Muqdisho loo dhisi doono maamul.
Dood dheer, dagaal siyaasadeed, guddiyo la sameeyay iyo shirar is daba joog ahaa oo Madasha Qaran ay yeelatay ayaa ugu…
Wararkii ugu dabeeyay ee shirka Madasha Qaran uga socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la isla gartay xubno magaalada Muqdisho laga…
Guddoomiyaha Odayaasha beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay inay ka dhammaatay rajadii ay ka qabeen in Gobolka Banaadir xubno…
Shirkii ugu danbeeyay ee Madasha Qaran ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa noqday kii ugu go’aano yaraa inta la shaaciyay, iyadoo…
War-murtiyeed kasoo baxay xalay shirkii Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida uga socday magaalada Muqdisho muddo toddobaad ah ayaa si qrosheysan…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay maqaamka gaarka ah ee magaalada Muqdisho yeelan doono iyo qaabka loogu talogalay…
