Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Marko ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Browsing: Marka
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay Caawa weerar culus ku…
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay dagaal culus ku qaadeen magaaladaasi…
Wararka laga helayo magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay Galabta weerar rogaal celis ah…
Abaanduulihii hore ee ciidamada xoogga dalka oo dhowaan xilka laga qaaday madaxweynaha Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo badan oo uu…
Wararka laga helayo Gobolk Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamo uu wato Abaanduulihii hore ee ciidamada Xoogga dalka Jen. C/llaahi Cali…
Tartan kubadda cagta ah ayaa loo qabtay beelaha magaalada Marka ku dirirsan ee H/Gidir iyo Biyamaal, sida ayaa shaacisay AMISOM.
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya laba beelood uu mar…
Wararka laga helayo Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in mas’uuliyiin ka tirsanaa Guddiga Gurmadka Abaaraha ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in maleeshiyooyin ka tirsan kooxda Alshabaab ay goor dhoweyd gudaha u galeen magaalada Marka,…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in duqeyn madaafiic loo adeegsanayo ay hadda ka socoto magaalada Marka ee xarunta gobolka…
Maleeshiyada Alshabaab oo shalay qeyb ka mida qabsatay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa weli ku sugan halkaaasi iyadoo…
AMISOM ayaa beenisay wararka sheegaya in magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ay qabsadeen galabta maleeshiyada Alshabaab. AMISOM ayaa…
Wararka ka imanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay qabsadeen magaalada marka ee caasimada gobolka Shabeelaha Hoose kadib…
Dabley hubeysan oo ku labisan dareyska ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay maanta ay dhac u geysteen xarunta Xawaaladda…
Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah AMISOM ayaa shaaciyay inay fashileen laba weerar oo kooxda Alshabaab ku soo qaadeen xarumo…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya ayaa sheegaya in jaha wareer ka jiro magaaladaasi kadib markii ciidamada AMISOM iyo kuwa…
Dagaal culus ayaa la sheegay inuu xilligan ku dhex marayo duleedka magaalada Marka ciidamada AMISOM h iyo kuwa dowladda Soomaaliya,…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka ay ku sii jeedaan magaalada…
