Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigtay Markab si sharci darro ah uga kalluumeystay…
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigtay Markab si sharci darro ah uga kalluumeystay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dekadda magaaladaasi lagu qabtay Markab uu saarnaa hub.
Dowladda Soomaaliya ayaa loo gacan geliyay Markab si sharci darro ay uga kalluumeysanayay Soomaaliya oo lagu qabtay xeebaha dalka Kenya.