Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya laba beelood uu mar…
Browsing: Marko
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal beeleed maanta ka qarxay magaalada Marko ee Gobolka Sh/hoose.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo xarunta gobolkaasi ee magaalada Marko.
Guddoomiyihii hore ee Degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa lagu eedeeyay inuu lunsaday lacagtii loogu talogalay gargaarka abaaraha degmada Marka.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in maleeshiyooyin ka tirsan kooxda Alshabaab ay goor dhoweyd gudaha u galeen magaalada Marka,…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in duqeyn madaafiic loo adeegsanayo ay hadda ka socoto magaalada Marka ee xarunta gobolka…
Maleeshiyada Alshabaab oo shalay qeyb ka mida qabsatay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa weli ku sugan halkaaasi iyadoo…
AMISOM ayaa beenisay wararka sheegaya in magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ay qabsadeen galabta maleeshiyada Alshabaab. AMISOM ayaa…
Wararka ka imanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay qabsadeen magaalada marka ee caasimada gobolka Shabeelaha Hoose kadib…
