Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay la wareegeen degaanka Maroodille ee duleedka magaalada Belwdweyne.