Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Qaahir ee dalka Masar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi.
Browsing: Masar
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Qaahir ee dalka Masar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar dibadeed ugu dhoofay dalka Masar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ku sii jeeda dalkii ugu horeeyay ee casuumaad u fidiya inuu booqdo.
Nin ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday dalxiisayaal ku sugnaa magaalada xeebta Badda Cas ku taalla ee Al-Qardaqah.
Dowladda Masar oo ka mida isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka horjeeda dalka Qatar ayaa ku yaboohday inay ciidamo u…
Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii dublamaasi u jaray dawladda Qadar iyaga oo ku eedeeyay in…
Dowladda Soomaaliya ayaa diiday codsi uga yimid dowladda Masar oo ku saabsan saldhig milateri oo ay ku yeelato dhulka Soomaaliya.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay dowladda shacabka Masar iyadoo uga tacsiyadeysay weerarradii ka dhacay maanta Kaniisado ku yaala dalkaasi…
Qarx loo adeegsaday Bam la dhigay qeybta hore ee Kaniisad ku taalla dalka Masar ayaa geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa maanta xabsiga laga sii daayay, iyadoo xoriyad buuxda dib u helay.
Waxaa la xaqiijiyay inuu xabsi ku yaala Mareykanka ku geeriyooday sheekhii caanka ahaa ee Cumar C/raxmaan oo ahaa asaasihii Jamaacadda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa qaabilay wefdi ka socda dowladda Maser oo soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo ah oo ay uga…
Maxkamadda sare ee Masar ayaa go’aamisay in la joojiyo dilkii lagu xukumay madaxweynihii hore ee Maxamed Morsi, waxayna amartay in…
Madaxweynaha dalka Masar ayaa warqadaha Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya u magacawday dalkaasi ee Cabdiqani Maxamed Waceys.
Raashin gargaar ah oo dowladda Masar ugu deeqday Soomaaliya ayaa fadeexad ku soo baxday kadib markii raashinkaasi la furay Konteenaradii…
Dowladda Masar ayaa deeq Gaadiid iyo hub ah soo gaarsiiyay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, waxaana deeqdaasi oo loogu talagalay ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee…
Maxkamad ku taalla magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa xukun kale oo kama danbeys ah ku riday 11 qof oo…
Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Masar ayaa si degdeg ah u fariistay dalka Uzbekistan iyadoo ku sii jeeday magaalada…
Wararka laga helayo dalka Masar ayaa sheegaya in qasaarihii ugu badnaa hal mar oo qaxooti Soomaali ah ku lug yeeshaan…
