Maxamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay in Sabtida 17-ka April 2021 ay fureyso dacwad ka dhan ah 6 qof oo ajnabi…
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo laba sano ah kadib sheegtay inay diyaarisay dacwad lagu soo oogay Hay’adda lagu magacaabo Sahan Research…