15 Maxbuus oo ka mid ah 118 – ka Maxbuus ee Soomaalida ah ee ku xiran magaalada Mumbai ayaa maanta…
Browsing: Maxaabiis
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa magacyada maxaabiista Soomaalida ee dowladda Itoobiya ku soo wareejisay Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maxaabiistii laga keenay dalka Itoobiya oo xalay soo gaaray Muqdisho ay xabsi…
Dowladda Itoobiya ayaa sii deysay maxaabiis Soomaali ah oo ku xirnaa xabsiyada dalkaasi, loona heystay dembiyo kala duwan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ay geeriyoodeen.
Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigtay maxaabiis ay ku qabtay dagaalkii magaalada Gaalkacyo.
Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa is weydaarsaday Maxaabiis gaareysa 8 iyo Labo -gaari oo oo muddo bilo ah ay kala heysteen.
