Browsing: Maxamed C/llaahi Farmaajo
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa kashifay sababta uu xilka Ra’iisal wasaaraha ugu magacaabay Xasan Cali Kheyre.
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ka sokow inuu ahaa qurbe joog ku nool dalka Mareykanka, siiba gobolka New york degaan weynaheeda…
Waxaa caawa madaxweyne loo doortaymadaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo hore u soo noqday Ra’iisal wasaare kadib doorasho adag oo dhex…
Iyadoo ay saacado naga xigaan doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa warbaahin iyo baraha bulshada lagu soo bandhigay cod bixin lagu…
Musharaxa Maxamed C/llaahi (Farmaajo) ayaa Baarlamaanka labada aqal ee Soomaaliya ka horjeediyay goor dhoweyd khudbadiisii musharaxnimada isagoo ka hadlay arrimo…
Magaalada Muqdisho ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyay musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna musharaxa xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa rajo ka muujiyay doorashada 2016.
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadii KMG ahayd ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay
