Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga soo xigtay go’aan ku saabsan xilliga xukuumadiisa iyo sida uu…
Browsing: Maxamed Xuseen Rooble
Waa markii ugu hroeyay ee C/raxmaan C/shakur uu tago Villa Somalia intii ay dowladda Madaxweyne Farmaajo weerar ku qaaday Gurigiisa…
Qaar ka mida Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeyay codka kalsoonida ee uu maanta helay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobe oo maanta 23-ka September codka kalsoonida ka helay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu…
Codka Kalsoonida ayaa loo qaaday Ra’iisa lwasaare Rooble, waxayna natiijadii noqotay in Aqlabiyad lagu meel mariyo
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday inay codka kalsoonida siiyaan Ra’iisal wasarha uu soo magacaabay ee Maxamed…
Xildhibannada Golaha shacabka ayaa maanta kulan gaara oo ku saabsan Kalsooni-siinta Ra’iisal wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble, laakiin waxaa wehliya…
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay xarunta magaalada Muqadisho kula kulmay Xildhibaannada labad Gole ee kasoo jeeda Beelaha…
Ra’iisal wasaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaab beel ahaan ula kulmaya xildhibaannada Golaha shacabka si uu kalsooni uga helo…
Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha Shanaad ayaa si buuxda u taageeray oo kalsoonidooda siiyey Ra’isal wasaaraha magacaaban ee Maxamed Xuseen Rooble.
Ra’iisal wasaaraha magacaabay ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa fariin u diray xildhibaannada Golaha Shacabka, taasoo ah warkii ugu…
Ra’iisal wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa caasimadda Muqdisho ka bilaabay dhaqdhaqaaqiisii ugu horeeyay ee siyaasadeed, iyadoo la filayo in…
Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa farriin qoraal ah u diray Ra’iisal wasaaraha cusub ee la magacaabay Maxamed Xuseen Roobe, wuxuuna…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay saqdii dhexe 17 September 2020 soo magacaabay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, kadib…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd magacaabay Ra’iisal wasaare cusub, kadib muddo ka badan 55 maalmood oo uu…
