Dowladda Kenya ayaa si cad u diiday go’aanka lagu wada inay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ kasoo saarto Kiiska Dacwadda…
Browsing: Maxkamadda ICJ
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa soo saartay qoraal ku saabsan Dacwadii Badda ee u dhaxeysay dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Waxaa la shaaciyey xilliga la filayo in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ay ku dhawaaqdo go’aanka xukunka Dacadda Badda ee…
Maxkamadda Cadaaladda ICJ ayaa soo saartay go’aan ay ka qaadatay dacwadda kiiska Badda ee Soomaaliya, kadib marii ay Kenya diiday…
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa waqti kama danbeys ah u qabatay gabagabada dhageysiga Dacwadda ee Kiiska Soomaaliya iyo Kenya.
Dhagaysiga dacwadda Soomaaliya iyo Kenya ee maxkamadda Hague ayaa lasoo gabagabeeyey maalintii labaad oo ay hadalkooda sii wateen qareennada u…
Dowladda Kenya ayaa qaadeysa tallaabo kale oo ay ku dooneyso inay ku carqaladeyso Kiiska Dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya.
Dhageysiga Dacwadda Kiiska Badda ee Somaliya iyo Kenya ayaa ka bilaabatay xarunta Maxkamadda ICJ ee Magaalada Hague dalka Holland.
Waxaa maalinta Berri ah 15-ka Maarso 2021 ka furmi doono xarunta Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague dalka Netherland, dhageysiga dacwada…
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa diiday codsigi dowladda Kenya ee ahaa in dib loo dhigo qaadista dacwadda Badda ee…
Dowladda Kenya ayaa sheegatay inuu dhul uga maqan yahay Xuduudka ay la leedahay Soomaaliya, iyadoo Maxkamadda Cadaaladda Adduunke ee ICJ…
Guddoomiyihii Soomaaliga ahaa ee Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ C/qawi Axmed Yuusuf ayaa banneeyay xilka, kadib markii uu dhammaaday muddo…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay dib u dhigista Dacwadda Badda ee Kenya iyo Somalia oo…
Dowladda Kenya ayaa dadaal cusub ugu jirta in mar kale dib loo dhigo dacwaddii Badda ee Somalia iyo Kenya, kadib…
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay go’aanka ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ay mar kale dib ugu dhigtay…
Wakiilo ka socday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa dood adag ku dhex martay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ, kadib markii…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa u yeertay wakiilada dalalka Somalia iyo Kenya, kadib codsi cusub oo dowladda Kenya…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa goor dhoweyd war rasmi ah kasoo saartay Dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia…
War goor dhoweyd kasoo baxay Maxkmadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ) ayaa lagu go’aamiyey in dib loo dhigo dhageysiga…
Dowladda Somalia ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay dalabka Kenya u gudbisay Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ, kadib markii galabta uu…
