Xayiraadii dowladda Soomaaliya ku soo rogtay Qaadka ka yimaada dalka Kenya ayaa xaalad kacsan iyo qalalaase ka dhalisay dalkaasi.

Dowladda Soomaaliya ayaa ugu danbeyn shaacisay sababta loo hakiyay Qaadka dalka Kenya ee tegi jiray Soomaaaliya.