Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qof meyd ah saaka laga helay aagga u dhaxeeya labada maamul ee…
Browsing: Meyd
Gabar Soomaali ah oo ku nool dalka Australia ayaa meydkeeda laga helay magaalo ku taalla dalka Australia.
Wararka laga helayo degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydka wiil yar laga helay xeebta degmadaasi.
Dadka degmada Shangaani ayaa saaka xeebta Curuba ku arkay meydka nin la sheegay inay baddu soo tuftay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meyda qof dumar laga helay saaka meel u dhow Buundada Labaad ee degmada…
