Ergeyga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa si weyn ugu farxay in haweeney labaad ay ku guuleysato…
Browsing: Micheal Keating
Wakiilka QM u qaabilsan Somalia Michael Keating ayaa shaley warbixin ka siiyey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay xaaladihi ugu danbeeyey…
Guddiga Doorashada heer Federaal oo ay magacaabeen madaxweynaha Soomaaliya iyo Madasha Qaran
Qaar kamida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowaan magaalada Nairobi kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay
WAR-SAXAAFADEED Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating,
DAAWO: Ergeyga Q/Midoobay Micheal Keating ayaa farriin hambalyo oo ku aadan bisha Ramadaan u diray dadka Soomaaliyeed ee Muslimka ah. DHINACA…
Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa ku kala qeybsamay arrinta maamul u sameynta Gobolka Hiiraan kadib kulan xasaasi ah oo ay…
Odayaasha Dhaqanka beelaha Hiiraan oo dhowaan qaadacay inay la kulmaan Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddo saddex maalmood…
Madaxweynaha Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay magaalada Cadaado kula yeesheen wafdi uu hogaaminayay Ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo…
Wafdi uu hogaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaliya Michael Keating ayaa maanta tagay magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug. Wafdiga waxaa…
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha guud Qaramada Midoobay Michael Keating iyo wakiilada Beesha caalamka ayaa maanta tegay magaalada Baydhabo socdaal…
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa intii uu joogay magaalada Garowe ee wadahadalka la lahaayeen madaxda maamulka…
Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay in qaababka looga gudbayo 2016 ee hor yaala Soomaaliya…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 09-Feb-2016…
Wafti uu hogaaminayo ergeyga gaar ka ah ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta tega magaalada Kismaayo, waxaana…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada maanta ku qaabilay Ergeyga cusub ee Q/Midoobay u qaabilsan ee Soomaaliya Micheal…