Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa magaalada Brusseals kula kulmay Wakiilka Midowga Europe uqaabilsan Arrimaha Dibada iyo Amaanka Federica…
Browsing: Midowga Yurub
Tababar ay Saraakiisha ciidamada midowga Yurub siiyeen ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa kulamo kula yeeshay magaalada Nairobi, danjireyaasha dalalka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.
Xafladda sanadguurada 60aad ee Midowga Yurub ayaa Muqdisho maanta dhacday iyadoo ay ka qeyb galeen madaxda sare ee dowladda Federaalka.
Dowladda Soomaaliya iyo midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis deeq gaareysa 49 milyan Euro oo loogu talogalay waxbarashada.
Midowga Yurub ayaa sheegay inay soo ururiyeen lacag dhan 80 milyan oo Euro oo loogu talo-galay gargaarka bani’aadanimo ee abaaraha…
Askarta Soomaalida oo muddo dheer mushaar la;aan ahaa ayaa la siiyay qeyb ka mida mushaarkii ka maqnaa sida uu shaaciay…
Saraakiil ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa laga soo xigtay in dowladda Itoobiya ay qorsheyneyso inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya.
Midowga Yurub oo ka mida ururada sida weyn ugu lug leh arrimaha Soomaaliya ayaa soo safiir cusub u soo magaaabay Soomaaliya.
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii Midowga Yurub u fadhiyay Soomaaliya Michele Cervone Durso oo muddo 4 sano…
Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta sagootin u sameeyay Wakiilkii Midowga Yurub ee Soomaaliya Michael Carvone oo ay u dhammaatay muddadii…
Midowga Yurub ayaa war kulul ka soo saaray dib u dhaca ku yimid ansixinta nidaamka doorashada Soomaaliya ee 2016, isagoo…
Wafdi isugu jira wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee…
Wasiirka difaaca ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Abaanduulaha Ciidanka xoogga iyo…
