Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay saaka ay Suuqa Siinaay ku dishaly Sarkaal la ka…
Browsing: Minishiibiyo
Waxaa maanta xarunta Gobolka Banadir lagu soo bandhigay gaadiid lagu qalabeeyay ciidamada ilaalada degaanka ee Minishiibiyada loo yaqaan, kuwaasoo la…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaqadii kaga joojiyey Saraakiil ka tirsan Ciidamada laalada Deegaanka Xamar (Minishiibiyada) oo lagu soo eedeeyey masuq-maasuq.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in toogasho lagu khaarijiyay laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda hoose ee…
Waxaa si weyn u kordhay falalka lagu khaarijinayo saraakiisha iyo ciidamada dowladda hoose Muqdisho ee canshuuraha ururiya.
