Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa xabsi ku xukuntay Askarigii Caddaanka ahaa ee sida arxan-darrada ah u dilay ninkii Madowga…
Browsing: Minneapolis
Golaha Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, dalka Mareykanka ayaa magdhow gaaraya 27 Million oo doolar siiyay qoyska ninkii madoobaa ee…
Wararkii ugu danbeeyay baaritaanka kiiska ninkii madoobaa ee George Floyd oo Boolis Caddaan ah ku dileen Gobolka Minnesota ayaa la…
Sarkaalkii Booliska ee Caddaanka ahaa, kana danbeeyay geerida ninkii madowga Mareykanka ahaa ee magaalada Minneapolis, dalka Mareykanka ayaa la xiray…
Banaabaxyo ayaa ka bilowday magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, kadib fal naxdin leh oo Boolis Caddaan ah ay si arxandarro…
Askari Somali Mareykana ah oo ka tirsanaa Booliska magaalada Minneapolis ayaa lagu helay inuu geystay fal dil ah, kadib dacwad…
Dacwad lagu soo oogi lahaa askari Mareykan ah oo asalkiisu Soomaali yahay ayaa dib loo dhigay, isagoo ku eedeysan dil…
Askari Somali-Mareykan ah ayaa sababay inay is casisho taliyihii Booliska Minneapolis, kadib kiis dil ah oo uu ku lug yeeshay askariga…
Sarkaal ka tirsan Booliska Mareykanka ee magaalada Minneapolis ayaa xiisad ka dhex abuuray dalalka Mareykanka iyo Australia, kadib markii uu…
Wade-taksi ayaa hanjabaad kula kacay isla markaana cabsi geliyay gabadha Soomaaliyeed ee ka tirsan aqalka senet-ka Mareykanka.
Toos ku daawo kulan Dadweyne oo ay VOA soo qabaqaabisay, kulankan oo isku xiraya magaalooyinka Mogadishu – Minneapolis waxaa ka qeyb…
Haweeneyda Soomaaliyeed Ilhaan Cumar oo ah ee dhowaan guusha kasoo hoysay doorashadii degmada 60B ee Minneapolis, una sharxan inay kursiga mudane…
Ilhaan Cumar oo ah haweeney Soomaaliyeed ayaa guul la yaab leh oo taariikhi ah kasoo hoysay doorashooyinkii xisbiga dimoqraadiga ee…
Wadani.com
