Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa afar su’aalood oo xasasi ah weydiiyey madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Browsing: Mooshinka Farmaajo
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale), ayaa magacaabay Agaasime ku-xigeen cusub oo ay yeelaneyso Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa soo gabagabeeyay mooshinkii xil ka qaadista madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo kadib muddo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxtooyada iyo Xukuumadda ay go’doon cusub geliyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal…
Xildhibaano maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa soo saaray bayaan ka kooban 10 Qodob oo ku saabsan Mooshinka xil-ka-qaadista madaxweyne…
Xidhibaannada taageersan madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan bandhig ah ku sameeyay magaalada Muqdisho, iyadoo ka hor yimid mooshinka laga keenay Madaxweynaha.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa farriin kulul u diray kooxaha ku kacsan madaxda dowladda Soomaaliya.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi dhexdhexaadin oo xal u raadinaya khilaafka u dhaxeeya Guddoonka Baarlamaanka ee ka…
Xildhibaanada wada mooshinka xilka-qaadista ka keenay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray baaq ka kooban laba qodob oo midkood…
Wararka laga helyo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu mooshinka laga keenay ku canaantay la-taliyeyaashiisa iyo…
Xildhibaannada taageersan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah la isugu yeeray, iyagoo isugu tegay xarunta Villa Hargeysa ee Madaxtooyada Soomaaliya.…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa qaaday tallaabooyin aan hore loo arag oo lama filaan ah tan iyo intii…
Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib muddo saddex toddobaad…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxda maamul Goboleedyada ee ku shiran magaalada Garowe ay isku afgarteen inay…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeyay is-casilaadda Guddoomiyaha…
Wararka laga helayo saraakiisha Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib u dhigay socdaal la qorsheeyya inuu…
Ololihii muddooyinkan danbe ka socday magaalada Muqdisho ee lagu saxiixayay Mooshin xil ka qaadis madaxweyne Farmaajo ayaa loo waayay xildhibaanno…
Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay mooshinka saxiixiisa ka socda magaalada…
