Laba ka mida xildhibaanadii ololaha weyn u galay in xilka laga qaado Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh…
Browsing: Mooshinka Jawaari
Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu xilka iska casilay xilka guddoominta Baarlamaanka.
Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa la xaqiijiyay inuu maanta guddoominayo qeybta hore ee…
Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa guddoomin doona qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka yeelan…
Kadib muran ka dhashay shirkii Baarlamaanka ee Arbacadda maanta lagu waday inuu qabsoomo ayaa lagu xaliyey waanwaan laga dhex sameeyay…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa joojiyey kulan la filayay inuu Berri isugu yimaado Baarlamaanka…
Iyadoo uu soo dhammaaday khilaafkii ka dhashay mooshinkii Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa waxaa durba soo bilowday ololaha…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu xilka is casilay.
Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta iscasilay kadib saddex toddobaad oo loolan siyaasadeed uu kala…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qaabkii ay u dhacday is-casilaadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in lagu kala tegay wadahadalkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Gudaha Baarlamaanka.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan gaara goor dhoweyd la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa labaad.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa ku dhawaaqay in maalinta Berri ee Isniinta ah uu jiro…
Shirar kala duwan oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa xildhibaannada kasoo jeeda Beelaha Digil & Mirifle uga doodeen qofkii bedeli…
Maanta waxaa ka soo wareegtay Mooshinkii Gudoomiye Jawasri 25 maalmood oo dadku cabsi iyo wel wel ku jiray, kadib markii…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku biiray dadaalka loogu jiro wanwaan kenta inuu xilka Guddoomiyenimo…
Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegay in ergo ka socotay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Mooshinku ka yaallo Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa magacaabay Guddi Garabkiisa uga qeyb gala waanwaan ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fadhigii Baarlamaanka ee ay maanta qorsheynayeen xildhibaannada mooshinka ka wada guddoomiyaha Baarlamaanka…
Wararka laga helayo xarunta Villa Hargeysa ee guddoonka Baarlamaanka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay socdaan dadaallo lagu doonayo in xal…
