War saxaafadeed maanta kasoo baxay xildhibaanada mooshinka ka keenay gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in…
Browsing: Mooshinka Jawaari
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq kasoo saaray xaaladda cakiran iyo khilaafka hareeyay Baarlamaanka Soomaaliya oo salka…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad oo shir jaraa’id goor dhoweyd qabtay ayaa ka digay in Golaha…
Saacadihii ugu danbeeyay waxaa soo baxay warar la isla dhex marayo oo ku saabsan in Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka tanaasulay…
Guddoomiye ku xigeenka koowad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Muudey ayaa soo saaray qoraal uu ciidmada Booliska ku wareejinayo Ammaanka…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa hormuud u ah khilaafka hareeyay Baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsan…
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa abaabulka ay wadaan labada garab ee xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u kala qeybsan yihiin saacado…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xukuumadda Soomaaliya ay ciidamo badan dhigtay wadooyinka magaalada Muqdisho 24 saacadood ka…
Cod bixin ku saabsan guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku dhammaatay taageero badan oo dadka Soomaaliyeed…
Dallada Bulshada Rayidka ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA waxa ay ka walaacsan tahay khilaafka siyaasadeed ka dhex jira…
Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka ayaa difaacay in mooshinka xil ka qaadista guddoomiyaha Golaha Shacabka ah uu sidiisii u…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id qabtay goor dhoweyd caawa ayaa digniin u diray…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dib u bilaabay howshiisii, isagoo galabta shir guddoomiyay kulankii Guddiga Joogtada…
Xubno ka tisan Guddigii xalinta khilaafaadka Aqalka Sare ee loo xil saaray xalinta khilaafka ka taagan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Xildibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee sida weyn u taageersan Guddoomiyeaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh…
“Caawa maxaa uga eg Xalay” “Awrka yar wuxuu leeyahay saan-qaadka kan Weyn” “Waa maadeys adduunyadu dadkuna way matalayaan”.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaannada wada mooshinka guddoomiye Jawaari ee taageersan Xukuumadda ay maanta qabanayaan shir…
Akhriso Go’aanka ay soo saareen Guddiga Xildhibaanada ee la baxay Badbaadada Golaha Shacabka oo ku dhawaaqay inuu burburay Mooshinkii laga…
Guddi Aqalka sare u saaray xal u helista khilaafka ka dhashay mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey inay burburtay waanwaantii…
In ku dhow 100 xildhibaan oo caawa ku shiray xarunta Villa Hargeysa ayaa shaaciyey inuu burburay Mooshinkii laga keenay Guddoomiyaha…
