Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo afjaraya kalfadhigiisii lixaad ee socday muddo dhowr bilood ah, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Browsing: Mooshinka madaxweynaha
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo taageersan madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka digay go’aanka uu madaxweynaha ku wakiishay Ra’iisal wasaare…
Ergayga xoghaayha Qaramada Middobay u qaabilsan Soomaliyaa Nicholas Kay ayaa si weyn u soo dhoweeyay waanwaanta lagu xallinayo Mooshinka laga…
Xildhibaanada saxiixay Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay soo dhoweynayaan wahadalka uu ku baaqay guddoomiyaha…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaaari) ayaa soo saaray go’aan ku saabsan qaabka loo maareynayo wadahadalka laga…
In ka badan 50 ka mida xildhibaanadii mooshinka ka keenay madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan ay ku…
Xog cusub oo ay heshay Wadani.com ayaa sheegaysa inay maamul goboleedka Puntland ay ka danbeeyeen abaabulka mooshinka xil ka qaadista…
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa bilaabay inay mid mid iyo koox koox u tanaasulaan, waxaana ugu danbeeyay xildhibaan Maxamuud…
Akhristayaasha Wadani.com waxan markan u soo gudbinaynaa Liiska xildhibaanada DIR ee saxiixay Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo…
Xildhibaan Mustaf Mukhtaar Guudow oo ka mida xildhibaanada taageersan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
Xildhibaanada taageersan madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee talo-soo jeedin lid ku ah mooshinkii madaxweynaha u gudbiyay guddoonka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa caawa soo saaray go’aan ku aadan sida loo Maareynayo Mooshinka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) uu war ka soo…
Kulan balaaran oo goor dhoweyd magaalada Muqdisho ku yeesheen 126 xildhibaan ayaa laga soo saaray Bayaan war-saxaafadeed ah oo loo diray…
Xildhibaanada iyo wasiirada taageersan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ka horjeeda mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha, isla markaana dhowaan mooshin…
Gudddiga Anshaxa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in loo gudbinayo dacwad ka dhan ah Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil oo…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mida xildhibaanada hor boodaya Mooshinka Madaxweynaha ayaa ka hadlay halka uu marayo Mooshinkii xil…
Kulan aan qorsheysneyn oo si kedis ah ku yimid ayaa shalay dhex maray xildhibaanada ka mida Mooshinka ka keenay madaxweynaha…
Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegay inuusan jirin warka sheegaya in Maxkamadda sare loo gudbiyay Mooshinka Madaxweynaha laga keemnay, isagoo arrintaasi u…
[button link=”” icon=”fa-star” side=”left” target=”” color=”b70900″ textcolor=”ffffff”]Prof. Jawaari & Jeylaani waxay doonayaan in Mooshinka madaxweynaha loo gudbiyo Maxkamadda sare[/button] Faahfaahin…