Bannaanbax ay dhigayaan darawallada Mooto Bajaajta ayaa ka socda magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii darawal lagu dilay magaaladaasi.
Browsing: Mooto bajaaj
Magaalada Baydhabo ayaa amar kasoo baxay ciidamada Booliska looga mamnuucay inay ku dhex socoto magaalada Bajaajta, iyadoo maalintii labaad aysan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada dowladda Hoose ee Minishiibiyada uu dil u geystay…
Darawal Mooto bajaajle aha ayaa saaka si bareer ah loogu dilay meel u dhow xarunta dagemada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada Amniga Caasimadda ayaa xalay howlgal weyn ku qaaday Mootooyinka Bajaajta ah ee aan taargada lahayn, kuwaasoo la sheegay inay…
Bannaanbax ay dhigeen Darawallada mooto Bajaajta magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhacay Isgoyska mashquulka badan ee KM 4.
Guddiga Gurmadka Qarixii Soope ayaa qaaday tallaabo uu ku saacidayo dadkii qoysaskooda ku saamoobeen qaraxa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin mooto Bajaaj watay si bareer ah loogu dilay halkaasi.
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa mar kale ka hadlay warkiisii ahaa in Mooto Bajaajta laga mamnuuco…
Tuk Tuk, Saddex-Lugooleey, Bajaaj, Bajaay iyo Rickshow midka aad doonto ugu yeer. Waa Taksi riqiis ah oo caasimado badan laga…
Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay inuu isagu qabo in in Magaalada Muqdisho laga Mamnuuco Tugtugta…
Ciidamda Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa isku dayay inay qabtaan Mooto Bajaaj la sheegay in laga ka soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa,…
