Browsing: Moqokori
Wararka laga haleyo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kooxda Alshabaab kala wareegeen degaanka Moqokori ee Gobolkaasi.
Ciidamada Xooga Soomaaliya ayaa ee Gobolka Hiiraan ayaa saakay la wareegay deegaanka Moqokoro ee Gobolka Hiiraan oo ay hore u…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wiil uu dhalay hogaamiye ka tirsan Alshabaab oo degaankaasi laga yaqaan.
Kooxda Alshabaab ayaa dhoolatus dabaaldeg ah ku sameysay degaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan oo dhowaan ay ka qabsatay ciidamada Itoobiya…
Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka ayaa la wareegay degaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan oo 45-km dhinaca Bari ka xiga degmada Maxaas,…
