Kadib tallaabadii Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ku dhawaaqay ee ahayd in Baarlamaamka uu kalsoonidii kala laabtay xukuumadii Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Browsing: Muddo kororsi
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka inay doonayana muddo kororsi ay taageero uga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war degdega oo uu soo aaray kusoo dhoweeyay baaqii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in haddii doorasho dhici weyso mudadda xilkiisa uu…
Sharciga doorashooyinka ee Golaha Wasiirada ay maanta ansixiyeen ayaa si cad loogu sheegay Qodob ku saabsan muddo kordhinta dowladda hadda…
Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka, kana mid ahaa musharixiinta xilka madaxweyne kula loolamay Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas oo ka mida madaxda Madasha Qaran
Guddiga cusub ee Doorashooyinka heer Federaal ayaa lagu wadaa inay maanta soo gaaraan go’aankooda ku saabsan doorashada 2016 tan iyo intii…
Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in Hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay muddo kororsi sameysteen
Waxaa isa soo taraya cabsi ku saabsan dib u dhac ku yimaada doorashada labada aqal ee Baarlamaanka oo lagu waday…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay qorshe muddo kordhin ah oo dowladda Federaalka u baahan tahay si loo qabto doorashooyinka…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa uga digay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya arrimaha hiigsiga cusub iyo horgelinta qorshaha ua yaala dowladda Federaalka, waxaana guddiyo arrintan loo xil…
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaablisan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa olole balaaran ugu jira sidii dowladda Federaalka ee hadda jirta waqtigeeda…
