Labo qarax oo loo adeegsaday laba Gaari ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Ceelgaabta iyo…
Browsing: Muqdisho
Qarax labaad ayaa ka dhacay agagaarka Madaxtooyada magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Ceelgaabta ee loo yaqaan MCH-ka Ceelgaab oo laga…
War hadda soo dhacay aya asheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay xarunta madaxtooyada kula kulmay wiil Somali-Mareykan ah oo ku guuleystay tartanka ugu weyn…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa shegaya in dabley hubeysan ayaa maanta barqadii Sheekh Caan ah ku dishay inta u…
Degmada Hodon ee Gobolka Banadir ayaa loo magacaabay Guddoomiye cusub, kadib markii xilkii laga qaaday guddoomiyiihii hore ee degmadaasi oo…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, kadib markii uu ku laabtay dalka Ingiriiska…
Wararka laga soo gaaraya Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax qasaare geystay uu…
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Diyaaradaha aan buuxin sharuudaha looga baahan yahay aysan ka…
Ciidamada Amniga Caasimadda ayaa dib u soo celiyay xayiraadii saarneyd Isu socodka Wadooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan Wadadda Maka Almukarama…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii, isagoo dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.
Shil gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay ku dhinteen ugu yaraan laba Carruur ah, iyadoo laba kalane…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah oo uu ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Howlwadaag…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya uu xilkii ka qaaday wasiir ka tirsan Xukuumadiisa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegayaa koox hubeysan ay dil toogasho ka geystaan magaalada iyadoo dilay laba askari oo…
Kooxda Alshbaab oo sheegtay weerarkii xarunta Otto Otto ee magaalada Muqdisho oo ay degan yihiin Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga…
Ciidamamada Danab oo ah kuwa si gaar ah u fuliyay howlgallada lagula dagaalamayo Al Shabaab ayaa iyaga oo fulinaya mid…
Wararka laga helayo hay’adaha Amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciiidamada Amniga loo xiray weerarkii ka dhacay…
Dab xoog leh ayaa ka kacay xarumo ganacsi oo u badan dukaamo ku yaalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay Caawa toogasho ku dilen Oday waayeel ah.
