Kulan ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa la isugu keenay Xubno ka mida Golaha Wasiirrada, Maamulka Gobolka Banadir…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa qarax ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Qashin fara badan ayaa halis ku haya Suuqa weyn ee degmada Xamarweyne, iyadoo Ganacsatada suuqaasi ay si weyn uga cabnayaan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar Bam oo caawa lagu qaaday Xarunta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Wafdigii uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar ay…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida Taliyaasha Saldhigyada Booliska G/Banaadir iyadoo taliyeyaal cusub la…
Dacwad loo heysto sarkaal ka tirsan ciidamadda Xoogga dalka oo lagu magacaabo Xidigle Mowliid Cali Cabdi ayaa ka furantay Maxkamadda…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa Taliye cusub u Magacaabay Isgaarsiinta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax Gaarigiisa loogu xiray qof shacab ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada nabadgelyada loo geystay dil bareer ah oo uu…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa howlgal burburin ah ka fuliyey dhisme lag sameeyay Garoonkii Kubadda Cagta Jeenyo oo la sheegy inuu…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha golaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin hubeysan uu Caawa saddex wiil oo wallaalo ah ku dilay xaafadda…
Kadib booqashadii aan hore loo sii shaacin ee Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku yimid magaalada Muqdisho 16-ka June 2018,…
Qaar badan oo kamid ah Shacabka magaalada Muqdisho ayaa Munaasabada Ciida owgeyd waxa ay Labadii maalin ee Ciidda ugu horeysay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo booqasho maalin ah ku yimid magaalada Muqdisho ayaa goor dhow ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shir jaraa’id oo wadajir ah ku qabanaya xarunta…
Madaxda dowladda Soomaaliya iyo wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa wadahadal uga socdaa xarunta madaxtooyada magaalada Muqdisho, kadib booqasho rasmi ah…
Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad ah mid gebi ahaan xiran oo aan lahayn wax dhaqdhaqaaq ah, iyadoo wadooyinka iyo…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa si diiran saaka loogu soo dhoweeyay Garoonka Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.
