Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam Caawa lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xiray qeybo ka mida Wadooyinka Muqdisho, iyadoo loo diiday isu socodka Gaadiidka.
Ciidamada Asluubta ayaa lagu daray ciidamada sugaya amniga Muqdisho, iyadoo xaflad lagu mideynayo ciidamada xalay lagu qabtay Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in degmada Boondheere goordhoweyd lagu dilay askri ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay wiilashada xulka Qaranka K/cagta ee Soomaaliya oo da’doodu ka yar tahay17 sano jirka.
Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay magaca shakhsiga ka dambeeya afduubka gabar kalkaaliso caafimaad ah oo u dhalatay dalka Jarmalka, una shaqaysa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in magaalada laga saaray shaqaalaha ajnabiga ahaa ee Hay’adda Laanqeynta Cas ee adduunkla…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay haweeney u shaqeyneysan hay’adda Laanqeyta Cad ee adduunka ICRC oo Muqdisho xalay laguy afduubtay,…
Wararka lagala helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haweeney ajnabi ah u ka mida shaqaalahaya Hay’adda ICRC lagu afduubtay Muqdisho.
Koox hubeysan oo weerar ku qaaday askar ka tirsan ciidamada dowladda oo ku sugnaa Isgoysja Baar Ubax ee magaalada Muqdisho…
Kooxda Alshabaab ee ka howlgasha Soomaaliya, kuna xiran ururweynaha Alqaacida ayaa noqotay kooxda ugu horeysa Afrika ee dadka ugu badan…
Mid ka mida wiilshada xulka da’yarta K/cagta Soomaaliya ayaa ka hadlay wararka laga faafiyey kooxda oo ku saabsanaa in si…
Koox hubeysan ayaa Suuqa Bakaaraha ku dilay Gabar la sheegay in ay u shaqeynaysay Hay’adda UN ah.
Waxaa magaalada Muqdisho si weyn loogu soo dhoweeyay xulka da’yarta kubadda cagta ee Soomaaliya oo kaalin fiican ka galay tartankii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.
Wadooyinka Muqdisho gaar ahaan wadadda mashquulka badan ee Maka Almukarama ayaa la xiray iyadoo ay socoto doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
Waxaa goor dhoweyd ka bilaabatay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho doorashada Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka federaalka. HOOS KA DAAWO…
Askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa kua kacay arrin la yaab leh kadib markii lagu…
Shirkadaha Xawaaladaha ee ka howlgala magaalada Muqdisho oo dhowaan laga xayiray isticmaalka adeegga lacagaha la isugu diro Mobile-ada ee EVC…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay xireen isku socodkii Muqidsho iyo Gobolka Sh/Dhexe ee maamulka…
