Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in darawal mooro Bajaajle ah lagu qabtay magaalada kadib markii uu la baxsaday…
Browsing: Muqdisho
Dowladda Uganda ayaa si weyn u difaacday rasaastii ay fureen ciidamada ka mida AMISOM oo habeenkii Jimcaha 23-ka Bishan ee…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeeedo is-miidaamiyihii isku qarxiyey isgoyska KM 0 oo u dhow…
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u soo nooleysay ciidamadii xasilinta caasimadda iyadoo lagu kordhiyey ciidamo cusub oo ka tirsan AMISOM.
Ra’iisal wsaaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga digay taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee dowladda inay iska ilaaliyaan isku dhacyo dhex mara…
Hay’adaha amniga dowladda Federaalka ayaa kulan ka yeeshay xaaladda magaalada Muqdisho, kadib weerarkii Alshabaab ku qaaday Jimcihii xarumaha Madaxtooyada iyo…
Iska hor imaad hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka oo kala ah…
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira, ayaa si adag u cambaareeyay…
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war kooban oo ay ka soo saareen shilkii ka dhacay Koontaroolka ciidamada NISA…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shaaciyey arrin ay ku xiran tahay amniga caasimadda…
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta ku kacsan dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wax…
Warbixin hordhac ah oo laga qoray shilkii iska hor imaadka ahaa ee dhex maray ciidamo ka tirsan AMISOM iyo ilaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in si wayn loo adkeeyay ammaanka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia.
Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay weerarradii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay qaraxyadii xalay 23-ka Febraayo 2018 ka dhacay magaalada Muqdisho…
Wafdiga uu hoggaaminyay xoghayaha guud ee Dowladaha Hoose ee Dalka Turkiga Hayrettin Gungor ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Garoonka diyaradaha magaalada…
Dowladda Turkiga ayaa war kasoo saartay qaraxyo iyo werarro ka dhacay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay Bayaan kasoo baxay Wasaaradda…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay war lama filaan ah oo ku saabsan weerarkii ay xalay ku qaaday xarumaha Madaxtooyada iyo NISA…
Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay qaraxyadii iyo weerarkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo isbitaalka Medina oo kaliya…
Weerarkii koowaad ee shalay kooxda Alshabaab la beegsadeen KM 4 0, oo ku dhow xarunta NISA iyo Hotelka cusub ee…
