Roob xoog leh oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay khasaare nafeed iyo burburka wadooyinka magaalada.
Browsing: Muqdisho
Kullanka, ayaa socday muddo shan maalmood ah 31dii Oktoober ilaa 04tii November, 2017.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka Gaari looga shakiyay waxyaabaha qarxa uu sababay in la xiro Wado…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa gaari lagu soo xiray miino uu ku qarxay magaalada.
Weerarrada iyo qaraxyada dib u soo laba kacleeyay kadib dhow bilood oo xaaladu deganeyd, iyagoo ka awood badan kuwii hore,…
Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta hortegay Guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka.
Tooagasho nooc cusub ah ayaa galabta dhacday duleedka Muqdisho, kadib markii ay rasaas is-weydaarsadeen askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil maanta ka dhacay xaafada Trebuunka ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley bistoolad ku hubeysan uu qof shacab ah ku dilay Xaafadda Tarabuunka, degmada…
Wareegto: Ilaalinta Tanka Gaadiidka Xamuulka :- Qodobka 1-aad Laga Bilaabo Maalinta Xeerkan La Saxiixo Waxaa Gaadiidka Waaweyn Ee Xamuulka Laga…
Iyadoo hay’adaha amniga ee dowladda Federaalka aanay wax war ah kasoo saarin baaritaanka qarixii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray wareegto amarro kala duwan lagu soo rogay Gaadiidka xamuulka iyo Booyadaha magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay magacyada mas’uuliyiin iyo saraakiil ay ku dileen weerarkii ay ku qaadeen Hotelka Naasahablood 2 oo ay…
La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Axmed Nuur Tarsan ayaa ku baaqay in degdeg loo toogto, meel fagaare ahna la suro meydadka maleeshiyada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan aan caadi ahayn oo degdeg isugu yeeray Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Ciidamada gaarka ah ee NISA ayaa soo afjaray weerarkii kooxda Alshabaab ku qaaday Hotelka Naasahablood 2 oo socday muddo 11…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xubno isugu jira wasiiro iyo culimaa’udiin laga soo badbaadiyay Hotelka Naasahablood 2 oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday…
Wasiir ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay weerarka Alshabaab ku qaaday hotelka Naasa-hablood…
Qaraxyo iyo rasaas culus ayaa ka socota Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho oo maanta lala beegsaday qaraxyo, isla markaana…
