Dowladda Soomaaliya war ka soo saartay iska hor imaadyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay sarkaal sare iyo…
Browsing: Muqdisho
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si kulul u canbaareeyay qorshaha xukuumadda Soomaaliya ee sugidda nabadgelyada magaalada Muqdisho.
Iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa keenay in lagu dilo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka uu dhaliyay qasaare…
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa gacanta ku dhigtay dabley maleeshiyo ah oo iska hor imaad dhex maray.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in iska hor imaad hubeysan uu magaalada Muqdisho ku dhex marayo ciidamada xasilinta iyo…
Ciidamada xasilinta ammaanka Gobolka Banaadir ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyay magaalada Muqdisho.
Fanaanada Fannaanada Nasteexo Maxamed Warsame (Nateexo Indho) ayaa la sheegay in maanta muddo saacado ah lagu xayiray Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa dhac qorsheysan oo ku cusub magaalada Muqdisho maanta ka geystay xarun ganacsi oo ku taalla suuqa weyn…
Koox hubeysan ayaa maanta fal dil khaarijin ah ka fulisay magaalada Muqdisho.
Hay’adaha ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay koox burcad ah oo ka qaraaban jirtay qaar ka mida degmooyinka gobolka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in howlgal xoog leh uu ka socday magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Miino lagu qarxin lahaa ciidamada dowladda la fashiliyay.
Agaasimaha Hay’adda Nabadsuggida Soomaaliya [NISA] Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ku hanjabay in ganacsatada lacagaha siisa kooxda Alshabaab.
Maxaabiistii Soomaalida ahaa ee ku xirnaa dalka Itoobiya ayaa caawa kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Dhacdo naxdin leh ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii uu nin xaasle aha uu gowracay xaaskiisii.
Maxaabiis Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Itoobiya ayaa maanta lagu wadaa inay kasoo degaan garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari qaraxyo siday laga hor tegay.
Qarax gaarigiisa lagu xiray ayaa lala beegsaday sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd Qarax ka dhacay magaalada.
