Wararka hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dil khaarijin ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Dharkeynley.
Browsing: Muqdisho
Dhalinyarada magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida dadkii ka badbaaday weerarkii Pizza House ayaa bilaabay olole lagu nadiifinayo baarka.
Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshisiinta Soomaaliya 17, June 2017
Kulan degdeg ah ayaa ka socda xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ee magaalada Muqdisho, kaasoo loogu yeeray saraakiisha…
Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga Qaranka ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo uu guddoomiyay Madaxweyne…
Isbedel weyn ayaa laga dareemay ciidamada xasilinta ee sugaya ammaanka caasimadda, kadib weerarkii xalay ay kooxda Alshabaab ku qaaday laba…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay muddooyinkan ka hadlay weerarkii xalay ka dhacay Baarka Pizza House ee magaalada…
Sawirro cusub ayaa laga helay burburkii uu geystay weerarkii xalay lagu qaaday laba ka mida baararka waaweyn ee magaalada Muqdisho.
Wasaaarda Amniga Soomaaliya ayaa war iyo baaq wadajira kasoo saartay weerarkii xalay Alshabaab ku qaadeen Baarar ku yaalla Magaalada Muqdisho.
Mid ka mida weerarradii ugu cuslaa ayaa lagu qaaday laba Baar oo caan ka ah magaalada Muqdisho.
Ciidamada sida gaarka ah u tababarran ee Gashaan ayaa saaka soo gabagabeeyay howlgal saacado ka socday Baarka caanka ah ee…
Iyadoo saqdii dhexe ay xilligan dhaaftay waqtiga Magaalada Muqdisho ayaa rasaas goos-goos ah laga maqlayaa Baarka Pizza House oo dabley…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad laga soo badbaadiyay baarka Pizza Hause ee magaalada…
Ciidamada ammaanka dowladda ayaa xaqiijiyay in dabley ka tirsan ururka Alshabaab ay ku jiraan mid ka mida labadii Baar ee…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si kulul uga hadlay qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala…
Bararkii ugu danbeeyay ee weerarka dabley hubeysan oo Alshabaab ah ay ku qaadeen Baarka lagu magacaabo Posh Treats restaurant ayaa sheegaya…
Ciidamada isku dhafka ah ee xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgallo joogto ah ka wada caasimadda Muqdisho.
Howlgalkii ugu weynaa ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamada xasilinta caasimadda ay wadaan mid ka mida baaritaanadii ugu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dilal ah caawa ka dhacay magaalada.
