Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal qasaare dhaliyay uu dhex maray ciidamada xasilinta ammaanka iyo ciidamo kale.
Browsing: Muqdisho
Dadweyne careysan ayaa bannaanbax xoog leh ka dhigay maanta wadadda isku xirta Muqdisho iy Afgooye.
Taliyaha Ciidamadda Taraafikadda Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa ku amray dadka gawaarida ku dhex wata magaalada inay magacoodu ku…
Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa howlgal nooc cusub ah saaka ka bilaabay magaalada Muqdisho.
Shirkada Diyaaradaha Turkish Airlines ee ah tan kaliya ee heer caalami oo ka howlgasha Garoonka Aden Cadde ayaa maanta dib…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu saaka ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa weerar Bam uu ka dhacay degmada Hodon.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in hogaamiye kooxeedyo hore, siyaasiyiin iyo ganacsato ay bilaabeen inay hubkooda kala baxaan magaalada…
Mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka badbaaday isku day dil oo lagu doonayay in lagu khaarijiyo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada isu soo bax weyn oo la sheegay inuu beri ka dhici doono Magaalada Mudisho.
Sida laga soo xigtay saraakiisha ammaanka magaalada Muqdisho waxaa la laga hortegay qaraxyo lala damacsanaa laba goobood oo xasaasi ah.
Howlgalkii habeenkii labaad oo xiriir ah ay ciidamada xasilinta ammaanka caasimadda ka sameeyeen Muqdisho ayaa xalay lagu soo qabtay ciidamo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay xireen xaafadda 21-ka Marso ee degmada Waaberi kadib markii…
Iyadoo uu socdo howlgalkii sugidda ammaanka ee xasilinta Muqdisho ayaa lasoo weriyay in ciidamo cusub ay la wareegeen barihii ciidamada…
Howlgal ballaaran oo Ciidamada Xasilinta amaanka Muqdisho ee isku dhafka ah xalay ka fuliyeen Degmada Wadajir ayaa lagu qabtay boqolaal…
Ciidamada xasilinta ammaanka ayaa sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab ku soo qabtay howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho.
Agaasimaha Hay’adda NISA ee Nabadsugidda iy Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) aya ka war bixiyay Qorshaha howgalka NISA ee ka…
Gaariga ah kuwa gaashaaman ayaa dab qabsaday xilli uu socday KM 4, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay,
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari ay leeyihiin ciidamada AMISOM uu xilligan ku gubayo Isgoyska KM 4…
