Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray murankii ka dhashay canshuurta ee dowladda Federaalka iyo Ganacstada…
Browsing: Muqdisho
Koox hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku weeraray qof watay gaari nooca raaxada ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay askar ka tirsan ciidamada Booliska loo xiray dil loo geystay askari ka…
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaaciyay inuu jiro qorshe cusub oo lagu sugayo ammaanka Muqdisho.
Maamulka Hirshabeelle ayaa la wareegay maalintii labaad Qaadkii kasoo degi jiray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal toogasho ah galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Bam loo dhigay wadadda uu ku qarxay kolonyo ah oo ay wateen Guddiga…
Waxay ahayd galabnimadii maanta waxay ku jirtay fasalkeedii saddexaad xiisad ka mida markii uu madfac hoobiye ah ku soo dhacay…
Ilaa saddex hoobiye ayaa ku soo dhacay xaafadda Shanta-geed ee degmada Howlwadaag, waxaana ku dhintay laba qof oo mid ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa madaafiic hoobiyeyaal ah oo galabta ku soo dhacay xaafado ka mida degmada H/wadaag…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhawaqa madaafiic laga maqlay caasimadda.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maqribnimadii caawa uu dil ka dhacay halkaasi.
Ciidamada ammaanka Muqdisho ayaa markii ugu horeysay maanta iska hor imaad dhex maray dabley Hoobiyeyaal ku riday xaafad u dhow…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya qarax miino uu ka dhacay degaanka Weydow ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ammaanka dowladda Federalka Soomaliya ayaa dilay laba ka mida dabley wadatay gaari oo barqnimadii maanta Hoobiyeyaal ku garaacay xaafado u…
Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox goor dhoweyd hoobiyeyaal ku riday xaafada Ceelqalow ee degmada Wadajir,…
Dabley bistoolado ku hubeysan ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kadib markii ay toogasho ku dileen qof rayid ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nabadoon caan ahaa maqribnimadii caawa la dilay.
Madaxweynaha C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti la socday ayaa galabta tegay magaalada Muqdisho, kadib casuumaad uu ka helay dowladda…
