Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax la beegsaday Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax aad u culus uu ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax is miidaamin ah uu ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Weerar Ban iyo weerar kale oo khaarijin ahaa ayaa galabta iyo caawa ka kala dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo gadoodsan ay xireen mid ka mida wadooyinka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in gaari uu watay weriye sawir-qaade ah oo ka tirsan Telefishanka Universal uu ku qarxay…
Dekadda magaalada Muqdisho oo ah tan ugu ballaaran ee dalka Somalia kana soo gegaan badeecadaha inta badan ee gobolada dalka ayaa waxaa…
Siyaasiga caanka ah ee dalka Kenya Faarax Macalin ayaa si lama filaan ah ugu soo biiray ololaha magacaabidda Golaha Wasiirada…
Taliyaha Booliska gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geedi ayaa amar cusub kasoo saaray xaaladda ammaanka Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay fal khaarijin ah oo lagu dilay askari ka tirsan…
Kooxda Al-shabaab ayaa shaaciyay Liiska dadka ay ku dileen qaraxyo iyo falal khaarijin ah, kadib intii xilka madaxweynaha loo doortay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil toogasho uu caawa ka dhacay magaalada.
Xoogsato careysan ayaa maanta bannaanbax ka dhigtay iridka madaxtooyada magaalada Muqdisho ee Villa Somalia.
Dowladda Federaalka ayaa shaacisay in Gaas halis ah laga isticmaalayay dalka Soomaaliya muddo 7 sanadood ah.
Amarro cusub ayaa laga soo saara ammaanka magaalada Muqdisho, kuwaasoo daba socda amarkii ciidamada milateriga looga saarayo caasimadda.
Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo lagu soo tababarray dalka Jabuuti ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Qoraal ka soo baxay Isbaheysiga RAJO ayaa lagu beeniyey wararka laga faafiyay Dr.Yusur Aadan Abraar oo sheegaya inay magaalada Muqdisho u…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa halkaasi uu ka dhacay dil lagu khaarjiyay mid ka mida ciidamada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Xogyaha guud ee Qaramada Midoobey iyo wefdi uu hoggaaminayo oo yimid magaalada Muqdisho.
Kulamo xiriir ah guddiga amniga ee dowladda Federaalka siiba madaxweynaha iyo taliyeyaasha ciidamada ayaa lag soo saaray go’aan ku saabsan…
