Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhashay miino uu ka dhacay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in suuq ku yaala degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho uu dab qabsaday.
Wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo shalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kana tirsanaa Shaqaalaha Idaacadda Shabeelle ayaa maanta lagu aasay…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd la dilay weriye ka tirsan idaacadda Shabelle ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbax rabshado watay uu ka dhacay caasimadda Soomaaliya.
Howlgal weyn ayaa saaka ka socda Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan ay ku jarmaadeen suuqa.
Koox dabley ah oo hubeysan ayaa goor dhoweyd weerar ku qaadeen gaari uu la socday xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda…
War qoraal ah oo maanta ka soo baxay maamulka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa weriyeyaasha kala duwan ee ka howlgala caasimadda…
Gaari lagu soo xiray miino ayaa maanta ka dhacay meel u dhow Isgoyska Jubba iyo safaaradii Talynaaiga ee Magaalada Muqdisho.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in qasaare uu jiro.
Bannaanbax looga horjeedo muranka la geliyay xuduudka Badda ee Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeybgalayaan dadkii ugu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday bar laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar lagu qaaday mid ka mida guddoomiyeyaasha gobolka Banaadir.
Askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayay rasaas is-weydaarsadeen kolonyo ciidamo AMISOM iyadoo dadweyne kalena ay bililiqeysteen gaari AMISOM lahayd.
Sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ehelka sarkaalka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa kooxo hubeysan ay toogasho ku dileen oday nabadoon ah.
25 diyaaradoo oo dhammaantood qaad sida ayaa maanta oo Khamiis ah ka soo degay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo garoomada kale…
Aroos cajiib ah oo si caaqiibo leh loo agaasimay ayaa ka dhacay mid ka mida xerooyinka Qaxootiga magaalada Muqdisho.
War-murtiyeed ku saabsan heshiis Madasha Qaran ee Wada-tashiga ku gaareen shirkoodii magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in la shaaciyo maanta.
DRAFT COMMUNIQUÉ OF THE 28th EXTRA-ORDINARY SESSION OF THE IGAD ASSEMBLY OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT ON SOMALIA
