Wararka hadda naga soo gaaraya degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ku lebisan dareyska milateriga dowladda Soomaaliya…
Browsing: Muqdisho
4 sano ka hor maanta oo kale waxaa shir ka socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana shirkaasi ka qeyb…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho maxkamad lagu saaray askar ka mida ciidamada AMISOM ee ka soo jeeda dalka Uganda,kadib markii lagu…
Saraakiisha ciidamada Booliska ayaa sheegay in caawa la qabtay gaari kale oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa,
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax uu sababay Gaari Waxyaabaha miineysan oo caawa ku qarxay,
Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada ammaanka
Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay ee weerarada mataanaha ah ee lagu qaaday xarunta Dembi baarista
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn gilgilay bartamaha magaalada Muqdisho.
Muqdisho oo ah caasimada Soomaaliya, sida ku qoran dastuurka kmg ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya,
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan aya caawa Degmada Kaaran
Hoyga uu degan yahay Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa
WAR-SAXAAFADEED Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating,
In ka badan 13 ruux oo u badan askar shirkad ammaanka UN-ka qaabilsan ayaa ku geeriyootay qarax weyn oo saaka…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa cambaareeyay weerarkii lagu bar tilmaameedsaday xarunta fadhigiisa ee magaalada Muqdisho.
Qaraxyo waaweyn ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho.
Qarax xoog leh ayaa ruxay Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxu ka dhacay Wadadda mashquulka badan ee Maka Almukarama, agagaarka hotel Weheliye.
Gaari ay leeyihiin ciidamada AMISOM ayaa agaagarka Isgoyska mashquulka badan ee Zoobe magaalada Muqdisho
Qarax ayaa goor dhoweyd lala beegsaday Saldhigga Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kadib markii miino la dhigay dhinaca danbe saldhigaasi…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa mar kale ka hadlay warkiisii ahaa in Mooto Bajaajta laga mamnuuco…
