Wasaaradda Amniga Gudaha xukumadda Soomaliya ayaa shaacisay qaabka cusub ee loo sugayo ammaanka caasimadda Muqdishom waxayna digniin u dirtay shirakadaha…
Browsing: Muqdisho
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ee Gobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa sheegay in falalka amni xumada ah ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliy Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanadii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee la xiriiray amniga…
Qarax aad u xoog badan ayaa goor dhoweyd ruxay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada. Qaraxa ayaa…
Ciidamada ammaanka Muqdisho ayaa howlgal habeenimo ah ka fuliyay magaalada Muqdish, kaasoo la sheegay in lagu adkeynayo ammaanka caasimada kadib markii…
Munaasbada xariga looga jaraayey hirgalinta waddo cusub oo isku xiri doonta magalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo degmada Hobyo ee…
Weerar qorsheysan oo goor dhow ka dhacay xaafadda Buuloxuubey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu dilay…
Kooxda Alsahbaab ayaa sheegatay inay ka dambeysay dilka Muxyadiin Maxamed Xaaji Ibraahim oo hore usoo noqday Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda KMG…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu dab qabsaday suuqa weyn ee degmada Wadajir magaalada Muqdisho.…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu magaalada Muqdisho ka dhacay qarax ka dhashay miino lagu xiray gaari uu watay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo caawa ka dhacay degmada Xamarjajab.…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada oo laga maqlay inta…
Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa rasaas ooda uga qaaday dadweyne ku sugnaa suuqa Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, waxaana…
Shirkii gaarka ahaa Madaxda Soomaalida uga furmaya magaalada Muqdisho 25-kii Bishan ayaa hakad ku jira, iyadoo aanay wax shir ahi…
Shirkii Gaarka ahaa ee madasha Qaran oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta laga…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana sida caadada u ahayd marka…
Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka qeybaheeda kala duwan sida booliska iyo milateriga ayaa mar kale ku dagaalamay xaafadda Zona…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox maleeshiyo ah iyo dadweyne la socda ay saaka galeen isla markaana…
Shirka la sheegay in looga hadlayo Horumarinta Istiraatiijiyadda Warbaahinta Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay…
Laba qof ayaa ku dhaawacmay qarax Gaari ay saarnaayeen loogu xiray oo saaka ka dhacay degmada Shibis, iyadoo Qaraxani imaanayo kadib…
