Browsing: Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. kaasoo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Wasiirka Amniga xukuumadda xilgaarsiinta ayaa soo saaray amar xukuumadda kasoo baxay oo Garoonka Diyaradaha Muqdisho looga saarayo taliska Nabadsugidda iyo…
Wasiirka Amniga xukuumadda Xilgaarsiinta C/llaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay inay baaritaan ku sameyn doonaan saraakiisha hor istaagay bannaanax nabadeed oo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay afgembiga uu isku dayey madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku baaqay in la taageero Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, la iskana celiyo Farmaajo, sida…
Ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tegay xafiiska Ra’iisal wasaaaha si ay u fuliyaan amar…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan ay ku xireyso Terminalkii MOVCON ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ay adeegsan jireen AMISOM,…
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa dalbaday in baritaan lagu sameeyo isku-dil oo uu sheegay inn lagula kacay xilli uu…
Xaalada milatari ayaa laga dareemay caasimadda Muqdisho, kadib ciidamo badan oo lasoo dhigay waddooyinka iyo shirar ka socda Madaxtooyada.
Maamulka Jaamacadda Benadir ee magaallada Muqdisho ayaa shaaciyey inay geeriyootay gabar ka tirsaneyd Jaamacadaasi, qeybta caafimaadka oo ay dhowaan dhaawacmeen…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal gacan-ka-hadal ah oo shalay ku dhex maray shaqaalaha diyaaradda…
Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir ka dalbatay inay bixiso amarka soo qabashadda Saddex Ganacsade oo…
Doorashada afar kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa Berri oo sabti ah ka dhaceysa magaalada Muqdisho iyadoo qaab cusub…
Maandooriyeyaashii ugu badnaa, cnoocyada Calaqa iyo xashiish ayaa manata lagu soo qabtay Guri ku yaalla degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.
