Kooxo hubeysan ayaa maanta dil khaarijin ah ka fulisay gudoomiye waaxeed ka tirsan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Browsing: Muqdisho
Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa sheegtay weerar shalay ka dhacay degaanka Xoosh, degmada Dharkeyneynley ee magaalada Muqdisho.
Jid muhiim ah oo muddo sanado ah u xirnaa safaarado kala duwan ayaa waxaa hadda socda howl adag oo dhagxaanta…
Alshabaab ayaa shaacisay inay maqaalada Muqdisho iyo degaanka Ceelasha biyaha ka geystay falal lagu khaarijiyey sarkaal ka tirsan NISA iyo…
Waxaa magaaalada Muqdisho goor dhoweyd ku ku geeriyoota Allaha u Naxariistee fannaanadii caanka ahayd Saynab Xaaji Cali (Baxsan).
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in gabar shalay laga afduubtay magaalada Muqdisho laga helay magaalada Guriceel ee Gobolka…
Gabar kasoo badbaaday afduub loogu geystay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixisay qaabkii ay haweeney Gaari yar wadata iyo nin…
Koox aan la garaneyn ayaa maanta xaafad la tirsan magaalada Muqdisho ka afduubatay gabar 6 sano jir ah, iyadoo aan…
Sii-haya Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa shaaciyay inuu shaqo bilaabay Khad labaad oo Internet ah,…
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliye ee NISA ayaa gurigiisa kala baxay xalay Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu bannaanbax ka socdo xaafad ka mida degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee Koofiyad-Casta ay saaka xireen wadadda muhiimka ah…
Ciidamo ka dowladda Soomaaliya ee Booliska iyo Milateriga ayaa maanta ku dagaalamay xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho,…
Qaar ka mida Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa xalay laga qaaday dhagxaantii waaweyn iyo jidgooyadii taalay muddo sanado ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay maanta suuqa Bakaaraha toogasho ku dishay ciidamo ka tirsan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tegay qaar ka mida Isbitaallada Muqdisho xilli saacado loo…
Alshabaab ayaa shaaisay in weerar qorsheyan ay maleeshiyadeeda ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada degaanka Dowlada Hoose ee Muqdisho.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maalinti labaad xiray wadooyinka muhiimka ah ee caasimadda, gaar ahaan jidka weyn ee Maka Almukarama.
Qaar ka mida wadooyinka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe ciidamada Booliska ay ka qaadeen Dhagxaan waaweyn oo lagu xiray wadooyinka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Meydka qof saaka aroortii lagu arkay Xaaladda Salaama ee degmada Howlwadaag, inta…
