Ciidamada Amniga gaarka ah ayaa xalay xalay howlgal baaritaano ah ka sameeyay xaafado ka mida degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho,…
Browsing: Muqdisho
Burbur xoog leh ayaa gaaray xarunta Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. kadib Qarax Ismiidaamin ah oo lagu weeraray Xaruntaasi maanta…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Ardayda Dugsiyada Sare ee ka qeyb galay imtixaankii la joojiyey ee dowladda Soomaaliya ayaa bannanbaxyo waaweyn ka bilaabay magaalada Muqdisho,…
Alshabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegtay mas’uuliyadda qarax lagu dilay Injineer Turki ah, kadib qarax loogu xiray Gaarigiisa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga healy Qarax Gaari lagu xiray Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoysyada KM4…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa uu goor dhoweyd ku qarxay isgoyska KM…
Dabley hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday xarunta shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee xaafadda Sey Biano, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu Qarax ka dhacay agagaarka Xarunta Denbi Baarista ee CID-da magaalada Muqdisho oo…
Allaha u Naxariistee waxaa Galabta Magalada Muqdisho ku geeriyootay xildhibaanad ka tirsaneyd Baarlamaanka maamulka Galmudug oo lagu magacaabo Maryan Cali…
Maamulka degmada Dharkeynley ayaa ka warbixiyey howlgal Ciiidamada amniga degmada ay kusoo furteen Shaqaale u shaqeynayay Shirkadda bixisa Adeega internetka…
Taliye Kuxigeenka Ciidanka booliska Soomaaliya Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa shaacisay n Ciidamada Booliska ay gacanta ku dhigeen, lana xiray…
Waxaa maanta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay Wiil iyo Aabihiis oo ahaa askar magaca ciidamada Baad uga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in nin hubeysan uu toogasho ku dilay wiil dhalinyarro ah, iyadoo kadibna ay…
Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa rasaas ku kala eryay ehelada Askartii ka dhintay ciidamada Xoogga Dalka oo bannaanbax ka dhigayay wadooyinka…
Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa maanta kusoo biiray axsaabta siyaasadeed ee ka jirta Soomaaliya. Guddiga doorashooyinka ayaa maanta shahaado siiyay dhowr…
Waxaa magaalada Muqdisho ka hirgalay amar ay Alshabaab ku soo rogtay xarumaha Ganacsiga waaweyn ee magaalada Muqdisho, kaasoo in muddo…
Waxaa maanta ka furmay Caasimadda Muqdisho Shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada oo ay qaban-qaabisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayna…
Ciidmada Amniga ayaa xalay howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir, markii ciidamada Booliska ay galeen…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qaraxyo kala duwan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo gaari shacab oo BL…
