War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay xaruntooda magaalada Muqdisho, kadib muddo 2 saacadood ah oo la sugayey inuu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax gaari oo goor dhoweyd ka dhacay Wadadda Maka Almukaram, gaar ahaan agagaarka isgoyska…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay falal dilal kala duwan ay ka dhaceen caasimada saacadihii ugu danbeeyay.
Maamulka Hirshabelle ayaa ku hanjabay inay ciidamo geyneyso xuduudka ay la leedahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay dib u furaneyso…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada amniga dowladda ay xireen wadadda muhiimka ah ee hor marta isbitaalka Banaadir,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in dhacdooyin amni darro ay maanta ka dhaceen caasimadda oo muddooyinkii dambe ku…
Taliska Booliska Gobolka banaadir, gaar ahaan saldhigga degmada Hodon ayaa maxkamadda Gobolka Banaadir ka dalbaday inay u sameyso xabsi kordhin…
Aabaha dhalay wiil Bajaajle ah oo dhowaan lagu dilay xaafadda Buundooyinka degmada Waaberri ayaa sheegay in wiilkiisa askarigii dilay lagu…
Kulan dhex maray Guddi ka socda Gaadiidleyda BL-ka iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhammaaday natiijo la’aan markii la isku…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaamimnayey ayaa goor dhoweyd ku laabtay magaalada Muqdisho.
Darawallada Gaadiidka BL-ka ayaa bannaabaxii saddexaad saaka ka dhigay Ex Koontarool Afgooye, iyagoo ka cabanaya inaysan wadooyinka mari karin, lagana…
Shirka Guddiga Amniga Xukuumadda ayaa looga hadlay xaaladda amniga ee dalka gaar ahaan adkaynta amniga caasimadda oo rabshado ay ka…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa ka hadlay xiisadii ka dhalatay dilkii askari ka tirsan ciidamada…
Shir ay isugu yimaadeen odayaasha Dhaqanka Beelaha Muqdisho qaarkood ayaa maanta gelinkii danbe ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo askari…
Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in mooto Bajaajleyda loo qeylinayo ay Bambooyin…
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa ku fidaya magaalada Muqdisho, kadib markii dadweyne iyo darawallo careysan ay xireen wadooyinka magaalada, isla markaana…
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka ka furmay kalfadhiga 5aad kullankiisii 4aad ee Golaha Shacabka, iyadoo ay soo xaadireen 144 xildhibaan.
