Naafada ciidamadii hore ee milateriga ayaa bannaanbax isugu tegay albaabka laga galo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, iyadoo ka cabanaya…
Browsing: Muqdisho
Gaari la sheegay inuu sido waxyaaabaha qarxa oo ay ka digeen Hay’adaha Amniga ayaa Dood kulul iyo qaraaxo ka dhaliyey…
Iyadoo howlgalkii Amniga ka socdo magaalada Muqdisho ayaa Taliska ciidamada Booliska wuxuu ka digay Gaari uu sheegay inuu miineysan yahay…
Fadhigii labaad ee Baarlamaanka federaalka ayaa goor dhow ka furmay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay xafiiskiisa casho sharaf ugu sameeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)…
Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya, ayaa maanta oo Arbaco ah yeelanaya kulankoodii labaad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooram…
Waxaa baraha bulshada maanta qabsaday dhacdo ay la kulantay haweeney Soomaaliyeed oo Booliska Muqdisho ay uga shakiyeen inay tahay Nin,…
Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Jen. Zakiya Xuseen Axmed oo warbixinta Amniga iyo howlgallada ka socda Muqdisho ka hadashay aya…
Qaar ka mida darawallada Mooto Bajaajta ayaa bannaanbax ka wada magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya dil loo geystay darawal ka…
Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada u xil saaray la socodka iyo kormeerka howlgalladda Amniga ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa…
Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya, ayaa maalinta berri ee Isniinta yeelanaya kulankoodii labaad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooram…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si weyn u dhaliiley…
Waxaa caawa lagu dhawaaqay in howlgal culus uu ka bilowday magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo ciidamadu fulin doonaan dhaqdhaqaaqyo…
Kulankii xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta ayaa lagu dhawaaqay inuu baaqday.
Iyadoo maanta lagu wado inuu furmo kulankii koowaad ee kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka ayaa dood ka dhalatay ajendaha fadhiga maanta…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in is rasaaseyn dhex martay ciidamo ilaalo u ah TV-ga Universal ee magaalada Muqdisho…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay xalay qeybo qaaro ka mida Isgoysyada iyo…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa la sheegay inuu galabta magaalada Muqdisho ku dilay haweeney ganacsato ah oo iibisa Qaadka.
Waxaa si weyn u kordhay bilihii ugu danbeeyay falalka amni darro ee caasimadda Muqdsiho, iyadoo Alshabaab ay kordhisay weerarrada isugu…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa War Cambaareyn ah kasoo saartay qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo dad ka badan 16 qof…
