Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof. Salah C/llaahi Cumar oo ahaa dhaqtar caan ka ahaa Soomaaliya.
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xabsiga weyn ee Muqdisho lagu dhaawacay Anthony Thomas Cox oo ahaa ninkii ajnabiga…
Nin dabley ahaa oo dhaawacay askari ka tirsan ciidamada Booliska ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kadib fal ka dhacay degmad…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu toogasho ku dilay wiil dhalinyaro ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dileen laba qof oo midkood ahaa guddoomiye…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amar kasoo saartay nin ajnabi ah oo 19-kii bishan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay galabta isgoyska Taleex ee Magaalada Muqidsho, iyadoo la dhigay Albaabka Xarunta Bankiga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax gaari goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Soomaaliya.
Shirkadda Diyaraadaha Itoobiya ee Ethiopian Arilines ayaa dib u bilaabeysa duulimaadyadi Garoonka caasimada Soomaliya ee Muqdisho kadib hakad ku yimid…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dishay qof shacab ah xaafadda Albaraka eee…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo manta ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay inay burburiyeen dhismayeyaal ay sheegeen inay sharci darro ah oo ku yaalla degmada Waaberi ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax Gaari uu ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Wararka lag helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan oo burcad ah ay sababeen dhimasho afar qof oo ciidamo…
Shirkadda Eithopian Airlines ayaa hakisay duulimaadyadii ay ku imaan jirtay magaalada Muqdisho, kadib dhacdo ka dhacday garoonka Adan Cadde ee…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya meydad lagu arkay xaafad ka tirsan degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Deyniile ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maanta Garoonka diyaaradaha Adan Abdulle Osman lagu qabtay nin laag shakiyeyoo Ajnabi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay fal dil ah maanta ka fulisay suuqa weyn ee…
Guddoomiyihii Dhalinyarada degmad Hodon Xuseen Hadaafow ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weeraray ku qaadeen maanta koox hubeysan oo…
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inay Xabsiga dhigeen askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska oo lagu eedeeyay inuu baad ka…
